Daawo Sawirro: Xukun dil ah oo lagu riday ragii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood

Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada qalabka sida ayaa saakay xukun dil ah ku riday sadex nin oo loo heestay in ay ka dambeeyeen weerar dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Maxkamada ayaa soo gabo gabeeysay dhageysiga dacwada loo heestay eedeesanayaashan oo kala ahaa Farxaan Maxammed Samatar, C/naasir Dhaqane … Continue reading Daawo Sawirro: Xukun dil ah oo lagu riday ragii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Hotel Naasa Hablood